Madaxwaynaha Somaliland oo u safray Jibuuti

0
Saturday January 06, 2018 - 18:24:30 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somaliland oo u safray Jibuuti

    Hargeysa- Madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta booqashadiisii u horaysay ku tegay Jibuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa- Madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta booqashadiisii u horaysay ku tegay Jibuuti.


Madaxwaynaha iyo shaqaalihiisa midna lama hadlin warbaahinta markii madaxwaynuhu dhoofay.

Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi waxa gegida diyaaradaha ku soo dhoweeyey dhigiisa Jibuuti, Ismaaciil Cumar Geele.

Cabdifataax Siciid Axmed oo ah wakiilka Somaliland u jooga Jibuuti ayaa u sheegay warbaahinta isaga oo kula hadlay Jibuuti in madaxwaynaha Jibuuti uu casumaad rasmi ah u fidiyay Madaxwayne Muuse Biixi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip