Madaxwayne Muuse Biixi oo magacaabay 24 sarkaal

0
Sunday April 01, 2018 - 19:19:21 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Muuse Biixi oo magacaabay 24 sarkaal

    Hargeysa- Madaxwayanaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay 24 sarkaal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa- Madaxwayanaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay 24 sarkaal.


Saraakiishan oo isugu jira agaasimayaal guud, badhasaabyo, ku xigeeno, iyo qaar kale, ayaa dhamaantood rag ah. Arinkaas oo keenay in dadka qaar ay saluug ka muujiyaan

Waa kuwan dadka uu magacaabay madaxwaynuhu:

1. Cabdinaasir Axmed Xirsi Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah

2. Cali Xuseen Nuur Beegsi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga

3. Dr. Axmed Cali Maax Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha

4. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

5. Prof. Cabdi Nuur Axmed (Cabdi Guray) Agaasimaha Guud ee Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

6. Xuseen Maxamuud Maxamed Xasan Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda

7. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Cabdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska

8. Eng. Cabdiraxmaan Maxamed Muxummed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta

9. Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta

10. Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

11. Cabdirisaaq Jaamac Nuur Naakhuude Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga

12 Jamaal Cabdi Muuse Diiriye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha

13. Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil Bile Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda

14. Cali Maxamed Cali Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

15. Maxamed Xuseen Axmed Dhabbeeye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka

16. Axmed Muuse Muruud Muxumed Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska

17. Cabdikariim Xuseen Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

18. Cabdillaahi Maxamed Xaaji Ducaale Safiirka Somaliland u fadhiya Midowga Africa

19. Maxamed Cismaan Xaaji Axmed (Indha-balac) Guddoomiyaha Gobolka Gabiley

20. Axmed Cismaan Xasan Cilmi (Tima-cadde) Guddoomiyaha Gobolka Saaxil

21. Mustafe Cabdi Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle

22. Khadar Baaruud Cumar Cabsiiye Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex

23. Maxamuud Ibraahin Axmed Ducaale (San-dheere) Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Saaxil

24. Faysal Aw Jaamac Xirsi Xawte


(Ilka-case) Guddoomiye Ku-xigeenka Hay'adda U-diyaar Garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip