Share with your friends via email

Fanaan booliisku Somaliland ku raad jiro

Hargeisa-Booliiska Somaliland ayaa qaban kari waayay Nimcaan Hilaac oo ah fanaan caan ah kadib markii dad shacab ahi ay is hortaageen, sida ay noo xaqiijiyeen warar aan ka helay magaalada Boorama oo uu ku sugnaa fanaanku.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip