Koob shaah oo kulul oo aad cabtaa wax buu ka tari karaa aragtida indhaha

Wednesday December 20, 2017 - 22:47:45
Hargeysa- Hadaad koob shaaha oo kulul ku dhufatid maalin walba waxaay hoos u dhigi kartaa inaad indho beesho.


Cilmi baadhayaal ayaa sheegay sidaas.

Cilmi baadhayaal Ingiriis ah ayaa baadhitaan wayn oo ay sameeyeen ku sheegay in shaaha kulul faa’iido u yahay aragga indhaha.

Soomaalida ayaa si wayn shaaha u cabta

Warbixinta waxa lagu daabacay jariirad cilmi oo arimahas baadha.