Hargeisa-Booliiska Somaliland ayaa qaban kari waayay Nimcaan Hilaac oo ah fanaan caan ah kadib markii dad shacab ahi ay is hortaageen, sida ay noo xaqiijiyeen warar aan ka helay magaalada Boorama oo uu ku sugnaa fanaanku.                        
Isk 
		dayga 
		xadhig 
		ayaa 
		dhacay 
		shalay.
Nimcaan Hilaac oo u dhashay Somaliland ayaa mudo ku sugnaa magaaladda Xamar ee Somalia
Ma sheegin si rasmi ah dawladdu sababta ay u xidhayso, balse waxa loo malaynayaa inay la xidhiidho tegistiisa Xamar.
                         
Fanaan booliisku Somaliland ku raad jiro