Maraykanka oo u hanjabay Qaramada Midoobay

0
Wednesday December 20, 2017 - 22:27:42 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka oo u hanjabay Qaramada Midoobay

    Hargeysa- Maraykanku wuxuu ku hanjabay inuu jarayo lacagta uu siiyo Qaramada Midoobay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa- Maraykanku wuxuu ku hanjabay inuu jarayo lacagta uu siiyo Qaramada Midoobay.


"Boqolaal milyan bay naga qaataan, xitaa balaayiin doolar, markaasay naga codaynayaan. Hagaag, waanu la soconaynaa siday u codeeyaan. Bal ha naga codeeyaan. In badan {lacag} baa noo baaqanaysa. Waxba nagama gelin.” Madaxwaynaha Maraykanka ayay sidaas ka soo xigteen wakaaladaha wararku.

Maraykanku lacag badan ayuu siyaa Qaramada Midoobay,

Trump wuxuu ka cadhooday xubnaha Golaha Amaanka oo isku raacay inuu qalad ahaa go’aankii uu ku sheegay in Qudus tahay caasimadda Israa’iil.

Balse Maraykanka ayaa saaray diidmada qayax.

14 wadan oo ka mid ah 15 ka wadan ee xubnaha ka ah ayaa ka soo horjeestay Maraykanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip