Hargeysa- Taliyaha Booliiska Uganda ayaa amray in xasbiga loo taxaabo booliiska keligii socodka ah.
Taliye Gen Kale Kayihura ayaa sheegay in keligii socodnimadu khatar tahay oo ay keenayso in la bar tilmaameedsado.
Sidaasdarteed, waa inaydaan keli keli u socon xitaa markaad shaqada ku socotaan ama ka baxaysaan.
Name:
Email:
Website:
Comment:
Taliyaha Booliiska Uganda oo amray in la xidho askarigii booliis ah keligii socda
Hargeysa- Taliyaha Booliiska Uganda ayaa amray in xasbiga loo taxaabo booliiska keligii socodka ah.