Xisbiga UCID oo dhaliilay xadhiga suxufiyiinta

0
Sunday December 24, 2017 - 21:16:30 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga UCID oo dhaliilay xadhiga suxufiyiinta

    Hargeysa- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa canbaareeyey xadhiga suxufiyiin lagu xidhay Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawirka: Yuusuf Kayse, xaghayaha warfaafinta UCID
Hargeysa- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa canbaareeyey xadhiga suxufiyiin lagu xidhay Somaliland.


Yuusuf Kayse Cabdilaaho oo ah xoghayaha warfaafinta UCID ayaa ku tilmamaay xadhiga saxaafadda mid sharciga ka soo horjeedda.

Wuxuu sheegay inay muhiim u tahay warbahintu horumarka iyo sumcadda Somaliland.

Canbaaraynta UCID ayaa ah markii u horaysay ee mucaaradku ka hadlo suxufiyiinta dhowaan ay xidheen maayarada Berbera iyo Gabiley.

Suxufiinta arinkooda waa in loo raaco xeerkooda, ayuu yidhi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip