Cabdiraxmaan Cirro oo shalay la kulmay madaxwaynaha ayaa sheegay inay kala hadleen in dib u habayn lagu sameeyo hanaanka doorasho ee dalka oo uu ku sheegay inuu ahaa mid qaldan.
Nidaamka diiwaangelintu wuu fiicnaa, balse sida doorashadu loo galay ma fiicnayn, ayuu sheegay
Cirro wuuxu sidoo kale sheegay inay soo jeediyeen in diiwaangelinta dib loo furo oo fursad loo siiyo dadka inay is diiwaangeliyaan.
Mucaaradka oo dalbaday in dib u habayn lagu sameeyo nidaamka doorasho
Hargeysa- Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay inuu kala hadlay madaxwaynaha in dib u habayn lagu sameeyo nidaamka doorasho