Ururka suxufiyiinta oo shirwayne ay yeesheen ku doortay hogaan

0
Saturday December 30, 2017 - 17:32:59 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka suxufiyiinta oo shirwayne ay yeesheen ku doortay hogaan

    Hargeysa-Shirwaynihii lixaad ee ururka suxufiyiinta ee SOLJA ayaa hada ku soo dhamaaday Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawirka: gudoomiyaha SOLJA Maxamed Cabdi Jaamac
Hargeysa-Shirwaynihii lixaad ee ururka suxufiyiinta ee SOLJA ayaa hada ku soo dhamaaday Hargeysa.


Shirka oo maalin ahaa waxa lagu doortay 15 xubnood oo boodhka ah oo ay ka mid yihiin labo haween ah.

Waxa 15 xubnood ay iska sii dhex doorteen gudoomiye, gudoomiye xigeen iyo xog haye guud.

Maxamuud Jaamac Cabdi ayaa dib loogu doortay gudoomiye, halka Yaxye Shiikh Ismaaciil oo doortay gudoomiye xigeen. Waxa xoghaye loo doortay Sakariye Axmed Muxumed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip