Biyo gelinta Hargeysa oo hantaaqo soo gaadhay

0
Monday February 12, 2018 - 14:04:36 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Biyo gelinta Hargeysa oo hantaaqo soo gaadhay

    Hargeysa- Wasiirka Biyaha Somaliland ayaa sheegay in marshuucii Xuunbo wayne ee biyo gelinta Hargeysa uu fashilmay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa- Wasiirka Biyaha Somaliland ayaa sheegay in marshuucii Xuunbo wayne ee biyo gelinta Hargeysa uu fashilmay.


"Dadka waxaan leeyahay inta aan laga hadlin waddada biyaha lasoo marinayo horta biyo ma jiraan mise ma jiraan?, Haddaan wasiirkii wasaaradda biyaha ahay waxaan idin leeyahay biyo Hargeysa la keenayaaa ma jiraan" ayuu yidhi Saleebaan Cali Koore oo ah wasiirka biyaha.

Mudo ayay dadka reer Hargeysa u sugayeen in biyo gelin la sameeyo.

Xaafado badan ayaan biyo helin Hargeysa oo niyada ku haysay in biyaha la sheegay inay soo socdaan.

Wasiirku ma faah faahin waxa ku dhacay biyihii Hargeysa u soo socday.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip