Waxaanu dhisaynaa mucaarad adag

0
Sunday December 17, 2017 - 20:19:06 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1008
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaanu dhisaynaa mucaarad adag

    Hargeisa-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo shalay, Sabtidii, ka hadlay gegida diyaaradaha oo uu ka soo degay kadib markii uu ka soo noqday dalka Kenya, ayaa sheegay inay dhisi doonaan mucaarad adag.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Waddani: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi
Hargeisa-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo shalay, Sabtidii, ka hadlay gegida diyaaradaha oo uu ka soo degay kadib markii uu ka soo noqday dalka Kenya, ayaa sheegay inay dhisi doonaan mucaarad adag.

Ma sheegin wuxuu ugala jeedo mucaarad adag.

Cabdiraxmaan ayaa kaalinta labaad ka galay tartankii madaxwayne ee 13 November ka dhacay Somaliland. balse wuxuu ku dooday in la boobay inkasta oo aanu dacwad geyn maxkamad, goob joogayaasha caalamiga ahina anaay ku raacin arinkaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip