Hargeisa- Waxaan halkan ku soo koobi doona nidaamki iyo xukunki ka soo baxay dacwadda Muranka Badda ee Somaliya v Kenya. Iyadoo aanu qoraal hore ka sameynay 26 – August- 2021, "waxa ay qabato Maxkamadda Cadaalada Caalamku ee ICJ". Kaasi oo hordhac u ahaa si akhristuhu u fahmo sida ay u shaqeyso…
Read More »