Duulista madaniga ah oo yeelatay maareeye

0
Sunday December 17, 2017 - 20:31:56 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duulista madaniga ah oo yeelatay maareeye

    Hargeisa-Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay maareyaha guud ee Hay'adda Duulista iyo Madaarada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Photo: Hargeisa Airport
Hargeisa-Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay maareyaha guud ee Hay'adda Duulista iyo Madaarada.

Wareegto uu soo saaray madaxwaynuhu ayuu ku sheegay in Cabdi Maxamed Rodol uu noqod Maareeyaha Guud ee Hay'adda Duulista iyo Madaarada Jamhuuriyadda Somaliland.

Hay’adan ayaan hore u jirin balse ku qoran Xeerka Duulista Madaniga ah oo aanu weli saxeexin madaxwaynuhu.

Madaxwaynaha cusubi wuuxu baabiiyay wasaaraddii duulista hawada isaga oo magacaabay Wasiirak Wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka oo noqon doonta wasaradda ay hoos timaado duulistu.

Waxa wasaradaas loo magacaabay Cabdilaahi Cismaan oo mar ahaa wasiir ku xigeenka amniga ee dawladdi Axmed Siilaanyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip