Somalia oo la wareegaysa maamulka hawada Somalia iyo Somaliland

0
Saturday December 23, 2017 - 17:42:15 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1091
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalia oo la wareegaysa maamulka hawada Somalia iyo Somaliland

    Hargeysa- Dawladda Somalia ee fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa sheegtay in dhowaan uu ku soo wareegi doono maamulka hawadu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir: wasiirka duulista ee Somalia
Hargeysa- Dawladda Somalia ee fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa sheegtay in dhowaan uu ku soo wareegi doono maamulka hawadu.


Markii ay burburtay dawladdi Somalia ee Siyaad Barre waxa maamulka hawadu uu ku wareegay Jamciyadda Quruumaha ka dhaxaysa.

Somaliland iyo Somalia ayaa hore Turkiga ugu gaadhay heshiis ku saabsan hawada, balse aan fulin.

Wakaladda wararka Somalia ayaa ka soo xigatay wasiirka duulista u qaabilsan Somalia oo magaciisa la yidhaahdo Maxamed Cabdilaahi in sanadka cusub ay Somalia la maamuli doonto hawada.

Dawladda Somaliland ayaan ka hadal arinkan oo saamayn ku yeelan doona maadama oo Somalia ay u aragto inay xaq u leedahay inay maamusho hawada Somaliland.

Somaliland oo ku dhawaaqday madaxbanani dhaawac ayay u gaysan doontaa hadii hawada oo mulkigeeda dhuleed ka mid ah cid kale maamusho.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip