Taliyaha Booliiska Uganda oo amray in la xidho askarigii booliis ah keligii socda

0
Saturday December 23, 2017 - 17:58:51 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1045
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Booliiska Uganda oo amray in la xidho askarigii booliis ah keligii socda

    Hargeysa- Taliyaha Booliiska Uganda ayaa amray in xasbiga loo taxaabo booliiska keligii socodka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir: taliyaha booliiska Uganda
Hargeysa- Taliyaha Booliiska Uganda ayaa amray in xasbiga loo taxaabo booliiska keligii socodka ah.


Taliye Gen Kale Kayihura ayaa sheegay in keligii socodnimadu khatar tahay oo ay keenayso in la bar tilmaameedsado.

Sidaasdarteed, waa inaydaan keli keli u socon xitaa markaad shaqada ku socotaan ama ka baxaysaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip