Madaxwaynaha oo magacaabya Hanti dhawre cusub

0
Friday January 05, 2018 - 12:50:05 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha oo magacaabya Hanti dhawre cusub

    Hargeysa- Madaxwaynaha Somaliland ayaa u magacaabay Axmed Yuusuf Dirir inuu noqdo hanti dhawraha guud ee Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa- Madaxwaynaha Somaliland ayaa u magacaabay Axmed Yuusuf Dirir inuu noqdo hanti dhawraha guud ee Somaliland.


Axmed wuxuu hore u soo noqday maareeyaha dekedda Berbera.

Wuxuu sidoo kale ka midka ahaa dadka u ololeeyey guushii madaxwaynaha xiligii doorashada.

Ma cadda weli in Dirir uu qaadi doono talaabooyin dhab ah oo uu wax kaga qabto musuq maasuqa iyo in xafiisku sii ahaan doono sida uu hada yahay oo ah inaan wax shaqo ah oo dhab ah la qaban.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip