SONSAF oo soo saartay warbixintii goob joogayaasha oo dib u dhacday

0
Thursday June 07, 2018 - 13:45:06 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SONSAF oo soo saartay warbixintii goob joogayaasha oo dib u dhacday

    Hargeysa- Ururka Jilayaasha aan dawliga ahayn ee SONSAF ayaa maanta soo saaray warbixintii goob joogayaashii maxaliga ahaa ee doorashadii 2017.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa- Ururka Jilayaasha aan dawliga ahayn ee SONSAF ayaa maanta soo saaray warbixintii goob joogayaashii maxaliga ahaa ee doorashadii 2017.


November 2017 waxa Somaliland ka dhacday doorasho madaxtooyo oo uu ku guulaystay Muuse Biixi Cabdi oo u tartamay xisbigii talada hayay.

Cabdiraxmaan Cirro oo ahaa murashixii xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa doorashada ku tilmaamay mid lagu shubtay. Balse wuu aqbalay madaxweynenimada Muuse.

 

Warbixinta SONSAF waxaay sheegtay in doorashadu u dhacday "guud ahaan si xalaal ah oo lagu kalsoonaan karo.”

Natiijada doorashada waxa lagu dhawaaqay November 2017. Waxa la filayay in warbixinta ay soo saarto SONSAF xilli hore oo dib u dhac ayaa ka muuqda. In ka badan shan bilood ayaa ka soo wareegtay markii doorashada lagu dhawaaqay.

Goob joogayaasha caalamiga ahi waxaay warbixintooda soo saareen March sanadkan.

Halkan ka eeg warbixinta SONSAF oo dhamaystiran: Warbixin. 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip