Golaha Wasiirada oo ansixiyay xeerka cusub ee doorashooyinka

0
Thursday June 07, 2018 - 17:38:30 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiirada oo ansixiyay xeerka cusub ee doorashooyinka

    Hargeysa- Maanta waxa Golaha Wasiirada ee Somaliland ay ansixiyeen xeer cusub oo lagu dhaqayo dhamaan doorashooyinka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa- Maanta waxa Golaha Wasiirada ee Somaliland ay ansixiyeen xeer cusub oo lagu dhaqayo dhamaan doorashooyinka Somaliland.


Xeerkan ayaa midaynaya dhamaan noocyada kala duwan ee doorashooyinka. Halkii ay xeerar kala duwan ku kala qornaayeen, hada xeerkan waxa lagu dhaqayaa doorashooyinka golayaasha degaanada, madaxtooyada iyo golaha wakiilada.

Sidoo kale xeerku wuxuu kooto dhan 18 kursi ka siinayaa haweenka Golaha Wakiilada. Wuuxu sidoo kale madaxwaynuhu sheegay in xisbiyadu ay 3 kursi siin doonaan beelaha la hayb sooco.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip