Kooto loo soo jeediyay haweenka iyo beelaha la hayb sooco

0
Thursday June 07, 2018 - 17:42:38 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooto loo soo jeediyay haweenka iyo beelaha la hayb sooco

    Hargeysa- Maanta waxa Golaha Wasiirada ee Somaliland ay ansixiyeen xeerka doorashada oo dhigaya in kooto la siiyo haweenka iyo beelaha la hayb sooco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa- Maanta waxa Golaha Wasiirada ee Somaliland ay ansixiyeen xeerka doorashada oo dhigaya in kooto la siiyo haweenka iyo beelaha la hayb sooco.


18 kursi ayuu ka siinayaa haweenka Golaha Wakiilada oo xubnihisa guud yihin 82.

Sadex dumar ah ayaa gobol walba oo ka mid ah lixda gobol ee Somaliland ka soo baxaya.

Sidoo kale madaxwynuhu wuxuu sheegay in xisbi waliba sadex qof oo beelaha la hayb sooco ah uu soo sharaxayo.

Xeerkan ayaa loo gudbin doonaa Baarlamaanka Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip