Xisbiga Waddani oo eedeeyey SONSAF

0
Tuesday June 26, 2018 - 13:55:47 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani oo eedeeyey SONSAF

    Hargeysa- Xoghayaha Guud ee xisbiga Waddani ayaa ku eedeeyey daladda SONSAF inay tahay Kulmiye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa- Xoghayaha Guud ee xisbiga Waddani ayaa ku eedeeyey daladda SONSAF inay tahay Kulmiye.


Shir jar’aaid oo uu qabtay axaddi Khadar Cabdi oo ah xoghayaha guud ee Waddani ayaa sheegay in gudida agaasinka ee SONSAF ay ku jiraan xubno Kulmiye ah.

Wuxuu ku eedeeyey SONSAF oo ah daladda jilayaasha aan dawliga ahayn inay tahay dhinac oo aanay ahayn dhex-dhexaad.

Wax war ah SONSAF kamay soo saarin eedda loo jeediyay.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip