Qarax ku dilay Buuhoodle sarkaal hore u ahaan al Shabaab

0
Thursday August 02, 2018 - 22:30:27 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax ku dilay Buuhoodle sarkaal hore u ahaan al Shabaab

    Hargeisa- Cabdifatah Maxamed Cali oo hore ugu tirsanaa al Shabaab ayaa lagu dilay magaaladda Buuhoodle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa- Cabdifatah Maxamed Cali oo hore ugu tirsanaa al Shabaab ayaa lagu dilay magaaladda Buuhoodle.


Qarax is-miidaamin ah ayaa dilay Cabdifataax iyo nin kale oo siyaasi maxali ah.

Cabdifataax sanadkii 2013 ayuu ka baxsaday al Shabaab oo uu ku biiray dawlada Somalia.

Weli ma jirto cid sheegatay weerarka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip