Maxkamadda rafcaanka oo dhegaystay dacwad ka dhan ah suxufi

0
Wednesday December 20, 2017 - 15:34:25 in Wararkii u danbeeyay
  • Visits: 1938
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda rafcaanka oo dhegaystay dacwad ka dhan ah suxufi

    Hargeisa- Maanta Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Hargeysa ayaa dhegaysatay dacwad ciqaab ah oo ka dhan ah suxufi Maxamed Adan Dirir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa- Maanta Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Hargeysa ayaa dhegaysatay dacwad ciqaab ah oo ka dhan ah suxufi Maxamed Adan Dirir.


Dirir ayay maxkamadda Gobolka Hargeysa hore ugu xukuntay sanad iyo badh xadhig ah.

Rafcaan ayuu uga qaatay maxkamadda rafcaanka, taas oo maanta dhegaysatay rafcaanka uu soo gudbiyay qareenka Dirir iyo doodii xeer ilaalinta.

Dhinaca kale waxa Maxkamadda Gobolka Gabiley ayaa u mudaysay dacwad ka dhan ah suxufi Cabdirisaaq Dayib Cali in la dhegaysto maalinta Axadda ah, 24 ka bisha.

Cabdirisaaq waxa dacwad u haysta maayarka Gabiley.

Waxa iyana Berbera ku xidhan laba suxufi oo kala ah Axmed Siciid iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cige.

Ururada xuquuqda u dooda ayaa canbaareeyey xadhigaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip