Hargeysa- Deegaanka Xoorre oo ka tirsan gobola Sool ayuu ka dhacay dagaal dhex maray laba beelood.
Dad badan ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen dagaalka oo la sheegay inuu ahaa mid culus.
Laanta af Soomaaliga ee BBC da ayaa sheegtay in dhinacyadu isku adeegsadeen tikniko.
Lama hubo qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalka.
Name:
Email:
Website:
Comment:
Dagaal beeleed ka dhacay meel ka mid ah gobolka Sool
Hargeysa- Deegaanka Xoorre oo ka tirsan gobola Sool ayuu ka dhacay dagaal dhex maray laba beelood.