Wuxuu sheegay in shirkadahaasi ay bixiyaan adeegyo aasaasi ah oo dawladdu leedahay.
Wuxuu sheegay inay eegi doonaan heshiisyadaas oo ay ahayd in nuquladoodu ay yaalaan xafiiskiisa.
Maalmihii u danbeeyey dhawr jeer ayuu qabtay hanti dhawruhu shir jaraa’id balse lama hayo hanti uu qabtay iyo baadhis uu sameeyey.
Hanti dhawraha guud dib u eegaya heshiisyo shirkado dawladdu la gashay
Hargeysa- Hanti dhawaraha guud oo shalay oo sabti ah qabtay shir jaraa'id ayaa sheegay inay dib u eegayan heshiisyo lala galay 16 shirkadood.