Yuusuf Kayse Cabdilaaho oo ah xoghayaha warfaafinta UCID ayaa ku tilmamaay xadhiga saxaafadda mid sharciga ka soo horjeedda.
Wuxuu sheegay inay muhiim u tahay warbahintu horumarka iyo sumcadda Somaliland.
Canbaaraynta UCID ayaa ah markii u horaysay ee mucaaradku ka hadlo suxufiyiinta dhowaan ay xidheen maayarada Berbera iyo Gabiley.
Suxufiinta arinkooda waa in loo raaco xeerkooda, ayuu yidhi.
Xisbiga UCID oo dhaliilay xadhiga suxufiyiinta
Hargeysa- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa canbaareeyey xadhiga suxufiyiin lagu xidhay Somaliland.