Shir jaraa’id oo uu qabtay ayuu ku sheegay inaanu doonay maayarka magaaladu inay si fiican u shaqayso Dawladda Hoose ee Hargeysa.
Wuxuu sheegay in lacagta soo baxdaa ay meel qaldan marto oo si xun loo maamulo.
Eedo culus ayuu u jeediyay maayarka Dawladda Hoose ee Hargeysa.
Wuxuu sheegay inuu jiro khilaaf maamul.
Wuxuu sheegay in maayarku u qaatay dawladda hoose "shirkad uu gaar u leeyahay.”
Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa oo maamul xumo ku eedeeyey maayarka
Hargeysa- Cali Xasan, xog-hayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa ku eedeyey duqa Hargeysa maamul xumo.