Shirka oo maalin ahaa waxa lagu doortay 15 xubnood oo boodhka ah oo ay ka mid yihiin labo haween ah.
Waxa 15 xubnood ay iska sii dhex doorteen gudoomiye, gudoomiye xigeen iyo xog haye guud.
Maxamuud Jaamac Cabdi ayaa dib loogu doortay gudoomiye, halka Yaxye Shiikh Ismaaciil oo doortay gudoomiye xigeen. Waxa xoghaye loo doortay Sakariye Axmed Muxumed.
Ururka suxufiyiinta oo shirwayne ay yeesheen ku doortay hogaan
Hargeysa-Shirwaynihii lixaad ee ururka suxufiyiinta ee SOLJA ayaa hada ku soo dhamaaday Hargeysa.