Dawladda Somaliland ayaa arinkaas ku tilmaantay qalad.
Booqashada Jamaal Maxamed oo ah wasiirka qorshaynta dawladda Somalia ee fadhigeedu yahay Xamar waxaay noqonaysaa markii u horaysay ee dawladda federaalka ah ee Xamar masuul sare oo ka socdaa uu yimaado goob ka mid ah Somaliland.
Wasiirku wuxuu yimi xaflad caleemo saar oo ka dhacday Badhan.
Wasiir Somalia ah oo yimi Sanaag
Hargeysa- Wasiirka Qorshaynta ee Somalia ayaa booqasho ku yimi todobaadkii dhamaaday magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag.