Cali wuxuu bedelayaa Maxamed Cabdi Jaamac oo hada xilkaas hayay.
Magacaabista gudoomiyaha cusubi waxaay imanaysaa xilli uu dalka ka jiro sixir barar iyo lacagta Shilllings Somaliland oo hoos u dhacay.
Sidoo kale waxa madaxwayne Muuse Biixi Cabdi uu magacaabya Axmed Xasan Cali oo noqonaya agaasimaha cusub ee bangia.
Somaliland: gudoomiye cusub oo loo magacaabay bangiga
Hargeysa- Cali Ibraahim Jaamac ayaa loo magacaabay gudoomiyaha bangiga dhexe.