26 June 1960 ayay Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay dalka Ingiriiska. Kadib waxaay la midowday 1 July 1960 dalka Somalia si ay u abuuraan Jamhuuriyadda Soomaalida.
Somaliland waxaay si wayn u xustaa maalinta 18 May oo ah maalintii 1991 ay Somaliland gooni isu tagga ka qaadatay Somalia si ay u baabiiso midawgii 1 July 1960.
Xuska la qabto 26 June wuu ka hooseeyaa ka 18 ka May.
Somaliland oo laga xusay 26 June
Hargeisa- Madaxwaynaha Somaliland ayaa ku qabtay madaxtooyada xuska 26 June