Wararkii u danbeeyay

Recently added under this category

Ururka suxufiyiinta oo shirwayne ay yeesheen ku doortay hogaan

0 Visits: 1783 | Saturday December 30, 2017 - 17:32:59
Hargeysa-Shirwaynihii lixaad ee ururka suxufiyiinta ee SOLJA ayaa hada ku soo dhamaaday Hargeysa.

Read More »

Booliiska Somaliland oo qasab dad timaha kaga jaraya

0 Visits: 1922 | Saturday December 30, 2017 - 17:30:47
Hargeysa- Booliiska Somaliland ayaa ka bilaabay magaalada Hargeysa inay qasab timaha kaga jaraan ragga. Ragga timaha laga jaray oo u badan da'yarta ayaa ah kuwo u xiirtay si aanu jeclaysan Booliisku.

Read More »

Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa oo maamul xumo ku eedeeyey maayarka

0 Visits: 1555 | Thursday December 28, 2017 - 15:18:46
Hargeysa- Cali Xasan, xog-hayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa ku eedeyey duqa Hargeysa maamul xumo.

Read More »

Somaliland: "marna ma ogolaan doono in hawadayada meel kale laga maamulo."

0 Visits: 1743 | Thursday December 28, 2017 - 15:09:33
Hargeysa- Maareyaha Hay'adda Duulista Madaniga ah ee Somaliland, Cabdi Maxamed Rodol, ayaa sheegay in Somalia ay hawada la wareegayso "iyada oo aan laga wada tashan lagana heshin."

Read More »

Mucaaradka oo dalbaday in dib u habayn lagu sameeyo nidaamka doorasho

0 Visits: 1814 | Monday December 25, 2017 - 13:47:09
Hargeysa- Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay inuu kala hadlay madaxwaynaha in dib u habayn lagu sameeyo nidaamka doorasho

Read More »

Xisbiga UCID oo dhaliilay xadhiga suxufiyiinta

0 Visits: 1786 | Sunday December 24, 2017 - 21:16:30
Hargeysa- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa canbaareeyey xadhiga suxufiyiin lagu xidhay Somaliland.

Read More »

Wasiiradii hore oo la filayo inay mucaaradaan xukuumadda

0 Visits: 1667 | Sunday December 24, 2017 - 15:50:16
Hargeysa- Shir ay yeesheen wasiiradii hore ee xukuumaddi Axmed Siilanayo ayaa shaki abuuray.

Read More »

Madaxwayne Biixi oo la kulmay hogaamiyaha mucaaradka

0 Visits: 1602 | Sunday December 24, 2017 - 15:20:52
Hargeysa- Muuse Biixi Cabdi, madaxwaynaha Somaliland, ayaa xafiiskiisa kula kulmay Cabdiraxmaan Cirro oo uu ka helay doorashadii madaxnimo.

Read More »

Hanti dhawraha guud dib u eegaya heshiisyo shirkado dawladdu la gashay

0 Visits: 1586 | Sunday December 24, 2017 - 14:50:41
Hargeysa- Hanti dhawaraha guud oo shalay oo sabti ah qabtay shir jaraa'id ayaa sheegay inay dib u eegayan heshiisyo lala galay 16 shirkadood.

Read More »

Somaliland: Madaxwaynaha cusub oo aan weli dhamaystirin dawladiisa

0 Visits: 1661 | Saturday December 23, 2017 - 18:00:39
Hargeysa- Muuse Biixi Cabdi, madaxwaynaha cusub ee Somaliland oo la dhaariyay 13 December ayaan weli magacaabin jagooyin muhiim ah.

Read More »

Taliyaha Booliiska Uganda oo amray in la xidho askarigii booliis ah keligii socda

0 Visits: 1707 | Saturday December 23, 2017 - 17:58:51
Hargeysa- Taliyaha Booliiska Uganda ayaa amray in xasbiga loo taxaabo booliiska keligii socodka ah.

Read More »

Somalia oo la wareegaysa maamulka hawada Somalia iyo Somaliland

0 Visits: 1572 | Saturday December 23, 2017 - 17:42:15
Hargeysa- Dawladda Somalia ee fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa sheegtay in dhowaan uu ku soo wareegi doono maamulka hawadu.

Read More »

Dagaal beeleed ka dhacay meel ka mid ah gobolka Sool

0 Visits: 1633 | Saturday December 23, 2017 - 17:29:57
Hargeysa- Deegaanka Xoorre oo ka tirsan gobola Sool ayuu ka dhacay dagaal dhex maray laba beelood.

Read More »

"Wasiirradan halkan fadhiya ninna caaqil iyo odayaal iima keenin," Madaxwayne Biixi

0 Visits: 1676 | Saturday December 23, 2017 - 14:56:07
Hargeisa- Madaxwaynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta u furay golihiisa wasiirada kulan hawleed afar maalmood ah.

Read More »

Maraykanka oo u hanjabay Qaramada Midoobay

0 Visits: 1638 | Wednesday December 20, 2017 - 22:27:42
Hargeysa- Maraykanku wuxuu ku hanjabay inuu jarayo lacagta uu siiyo Qaramada Midoobay.

Read More »

Maxkamadda rafcaanka oo dhegaystay dacwad ka dhan ah suxufi

0 Visits: 4939 | Wednesday December 20, 2017 - 15:34:25
Hargeisa- Maanta Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Hargeysa ayaa dhegaysatay dacwad ciqaab ah oo ka dhan ah suxufi Maxamed Adan Dirir.

Read More »

Xisbiga xukuma Koonfur Afrika oo doortay hogaamiye cusub

0 Visits: 1451 | Monday December 18, 2017 - 22:26:50
Hargeysa- Cyril Ramaphosa, madaxwayne xigeenka Koonfur Afrika, ayaa loo doortay hogaamiyaha cusub ee xisbiga dalkaas ka taliya ee ANC.

Read More »

Somalia: siyaasi caan ah oo la xidhay

0 Visits: 1572 | Monday December 18, 2017 - 15:11:35
Hargeysa- Dawladda Somalia ayaa xidhay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo mar u tartamay madaxwaynenimo horena wasiir u noqday.

Read More »

Somaliland: wasaaradda madaxtooyada oo meesha laga saaray

0 Visits: 1457 | Monday December 18, 2017 - 15:04:13
Hargeysa- Wasiirkii awoodda badnaa ee madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa xilka wasaaradaas ku wareejiyay agaasimihiisii.

Read More »

Suxufiyiin lagu xidhay Somaliland

0 Visits: 1806 | Monday December 18, 2017 - 13:57:08
Hargeisa- Sadex suxufi ayaa ku xidhan Somaliland, sidaas waxa sheegtay Xarunta Xuquuqal Insaanka.

Read More »